CIYAARIHII XALAY DHACAY


 Xalay waxay ahayd habayn wayn oo ay kooxo waa wayn dheelayeen .


Kooxaha bayern munich iyo psg ayaa ciyaar aad u xamaasad badnayd wada dheelay inkastoo ay kooxda bayern munich awood saraysay hadana labada kooxoodba waxay heleen jaanisyo ay goolal badan ku dhalin kareen.

Haafkii hore ee ciyaartu wuxuu kusoo dhamaaday bar baro gool la.aan ah markiise qaybtii danbe la isku soo laabtay ayaa ciyaar yahanka Kingsley coman oo baalka uga ciyaara kooxda bayern munich uu dhaliyay goolkiisii u horeeyay ee ciyaarta. Inkastoo xidiga mbappe oo badal kusoo galay uu gool dhaliyay lknse u hobseed noqday kadib markii faartu ay go,aamisay inuusan gool ahay.


Sidoo kale waxay ciyaar adagi dhex martay kooxaha Ac Milan iyo Tottenham waxaana guushu ay raacday kooxda Ac Milan oo gurigeeda lagu dheelayay waxaana goolka ciyaarta ay ku badiyeen u dhaliyay brahm diaz.

W/q moha alpha

Post a Comment

0 Comments