Ciyaaraha caawa dhacaya

 DORTMUD VS CHELSEA 





Ciyaar adag ayaa caawa waxa ay dhex mari doontaa kooxaha dortmud iyo Chelsea tartan ka tirsan champion league ga waxaan la isku arki doona lugta hore garoonka dortmud.

Labada kooxood ayaa ah markoodii ugu horaysay ee ay iska hor yimaadaan, waxaadna mooda In koox kastaa raadinayso sidii ay dhagaha ugu dhufan lahayd kooxda kale.

Kooxda chelsea oo suuqa galisay lacag aad u fara badan lana soo wareegtay ciyaartooy fara badan ayaa wali wajahaysa xaalad adag maadaama aysan wali wax is badal ah soo kordhin.

Waxayna caawa isku dayaysaa in ay badiso guulaheediina soo ceshato .

Waqtiga ciyaarta

11:00 habaynimo saacada geska africa




ARSENAL VS MANCHESTER CITY 



Kooxaha arsenal iyo man City ayaa caawa wada dheelaya ciyaar xiiso badan oo aad loo wada sugayo. Labada kooxood ayaa ku kala jira labada kaal mood ee ugu saraysa horyaalka premier league waxayna caawa koox kasta doonaysaa in ay badiso.

Kooxda arsenal ayaa doonaysa in ay hogaanka sii dheeraysato halka man City ay doonayso in ay iyadu la wareegto hogaanka, ciyaarta ayaana ah mid aad loo xiisaynayo oo caalamkoo dhan laga wada sugayo.

Waqtiga ciyaarta

10:30 xilliga geeska africa

W/q moha alpha

Post a Comment

0 Comments