Dortmud vs chelsea
Ciyaar adag ayaa xalay waxa ay dhex martay kooxaha dortmud iyo Chelsea tartan ka tirsan champion league ga waxaan la isku arkay lugta hore garoonka dortmud.waxaana ay guushu raacday kooda dortmud oo hal iyo eber kaga adkaatay kooxda chelsea,
Qaybtii hore ee ciyaata ayaan wax goolal ah la iska dhalin inkastoo kooxda chelsea laga gacan sareeyay oo fursado badan lagu helay. Markii la isku soo laabtay qaybtii danbe waxaa daqiiqadii 63 aad gool qurux badan u dhaliyay kooxda dortmud xidiga weerarka uga ciyaara ee karim adeyemi.wixii intaas ka danbeeyay waxaa ciyaarta weerarkeeda la wareegay kooxda chelsea iyadoo fursado badan heshay hase ahaate aan u suura galin inay gool dhalinso.
Labada kooxood ayaa ah markoodii ugu horaysay ee ay iska hor yimaadaan,
Kooxda chelsea oo suuqa galisay lacag aad u fara badan lana soo wareegtay ciyaartooy fara badan ayaa wali wajahaysa xaalad adag maadaama aysan wali wax is badal ah soo kordhin.
W/q moha alpha
0 Comments