John obi mikle ayaa yiri Hazard waa nin mucjiso badan waa nin aad u caajis badan run ahaantii ma jecla taba barka. Mararka badan ma uusan nala almiitayn jirin wuxuu ahaa mid aad uga cudur daarta. Marmarka qaar taba barkoo lagu jiro ayuu meel iska fariisan jiray.
Waxaa la yaab ah markii aan garoonka galno oo aan wajahayno koox wuxuu ahaa ninka kaliya ee guusha aan ka sugno kuna xisaabtano guushiisa wuxuu garoonka ka dhigi jiray wacdaro aad u badan waxaad arkaysaa isagoo aanan nasanayn mar kasta wuxuu lahaa raacasho aad u badan iyo orod joogto ah.,
Markii aan subaxa danbe tagno garoonka taba barka waxa uu ahaa mid la yimaada abaal marintii uu kusoo guulaystay ciyaarteenii hore runtii wuxuu ahaa saaxiib cajiib ah
W/q moha alpha
0 Comments