Kooxda arsenal ayaa galabta muujisay awoodeeda taaso ah in ay koobkaan wali tartan adag ugu jirto.
Ciyaar adag oo ay kooxda arsenal dheeshay kooxda aston villa ayaa waxa ay kusoo dhamaatay afar gool iyo labo taasoo ay guushu ku raacday kooxda arsenal. Ciyaarta ayaa ahayd mid aad u adag taaso la iska dhaliyay goolal badan.
Kooxda arsenal oo u muuqatay mid bareejo galaysa ayaa sagaashankii daqiiqo ee ciyaarta
la timid laba gool oo mucjiso ku noqotay dhamaan taageerayaashii gambarka gaaban ugu fadhiyay in arsenal laga badiyo.
Arsenal ayaa kusoo laabatay hogaanka horyaalka kaasoo asbuucii hore ay ka fara maroojisay kooxda man City taaso iyana caawa ku hor kuftay kooxda nottm forest kooxda City ayaa caawa iska khasaarisay dhico muhiim ah oo ay hogaanka kusii haysan kartay. Sanadkaan ayaa waxaad mooda In aan si dheel dheel ah arsenal koobkaan looga fara maroojin karin.
Ku darso fikradaada
W/q moha alpha

0 Comments