Wacdarihii Manchester United

 


M.rashford

Kooxda waayahaan danbe kacsanayd ee Manchester United ayaa guulaheedii sii wadata kadib markii ciyaar wax yar ka hor soo gaba gabowday ay dhagaha ku dhufatay kooxda Wayne ee Leicester  taaso kaga badisay sadex gool iyo eber.


Kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay kubad aad u qurux badan oo waliba xarago ah taaso ay ku muujisay in ay I qalanto inay u tar tanto kaalinta koowaad ee horyaalka England.

Kooxda waxaa goolasha kancaawiyay xidigaha weerarka uga ciyaara ee Rushford iyo sancho kuwaaso baryahaanba aad u kacsanaa, xidiga wayn ee Rushford ayaa 2 gool dhaliyay halka sanchana uu isna goolkiisii sii raacsaday.

Xidiga Rushford ayaa waayahaan la holin la,yahay wuxuuna u muuqda mid markasta goolkiisa lagu xisaabtami karo laacibkaan ayaa ah weerar yahan khatar ah wuxuuna markasta halis galiyaa shabaqa kooxaha kale.


W/Q MOHA ALPHA

Post a Comment

0 Comments