Ciyaarta xiisaha leh ee caawa

 


Ciyaar aad u xiisa badan oo caawa aad looga wada sugayo dhamaan caalamka oo dhan ayaa waxaa isaga hor imaan doona labada kooxood ee waa wayn ee Liverpool iyo real madrid .


Ciyaartaan ayaa ka tirsan tartanka kubada cagta ee champion league ga waxaana lugta hore lagu horeeya garoonka kooxda Liverpool ee anfil, labadaan kooxood ayaa ah kooxo aad u xifaaltama waxa ayna mud dhawr jeer ah isaga hor yimaadeen tartankaan iyadoo marba ay koox raacaysay guushu.

Kooxda real madrid ayaa la sheegayaa in ay ka maqan yihiin xidigo muhiim ah oo uga ciyaara khadka dhexe waana laacibka wayn ee toni krose iyo techoaumeni waana arin halisteeda leh marka loo fiirsho maqnaanshaha labadaas xidig.


Waqtiga ciyaarta  11:00 pm

W/q moha alpha

Post a Comment

0 Comments