Real madrid ayaa gaarty guulihii taarikhiga ahaa ee lagu yaqaanay iyaga oo kasoo laabtay 2:0 una badalay guul weyn oo nafis ah oo gaadhay 5 gool, liverpool aya kulanka oo dhan soo dheeshay 20kii daqiiqo ugu horaysay marka loo fiiriyo bandhigoda oo Zero aha wixii 20ka daqiiqo ka dambeyay. 


Benzema iyo vinicus bandhigo waali ah soo bandhigay oo indha qabad leh taas oo keentay in liverpool la bur bursado.

Luka modric aya soo bandhigay bandhigii ugu fiican season kaan oo sababay in anfield looga istaago. 


Ciyaartan ayaa u muuuqata mid dhimaty marka laga hadlayo lugta 2aad taas oo ka dhigan hadey liverpool rabto inay soo laabato inay dhaliyaan 3 gool realna ay gool ka ilaaliyaan taas oo u eg waxan macquul ahayn.


W/q C/rixmaan maanka