Kooxaha Rp leipzig io Manchester city ayaa bar baro 1.1 ah ku heshiiyay ciyaar katirsan wareega 16ka cupka horyaalada qarada europe oo ka dhacday garookka Red bull arena ciyaartaz ayaa umuuqatay mid inta badan kubada ay mamulanaysay kooxda Rp leipzig
Lacibka kooxda kubada cagta manchester city riyad mahrez ayaa hogaanka udhibay kooxdiza marka ay daqiiqado aheyd 27 min kadib caawin ukahelay ilkay gundugan sidoo kale kooxda Rp leipzig waa goalka bar baraha udhaliyay laacibka rer croatia josko gvardiol caawin uka helay Marcel halstenberg
Kooxda manchester city ayaa muqatay mid ku dhibtoonaysay inay kubada gaarsiyan weerarka taas oo umoqata inay tabeen Kevin Debryne
Kooxda manchester city ayaa bartanka kaga jirta dhibaato goalal yari ah taas oo umuqata inay ay goalasha laga sugayo erlind halland
W/q moha dayib
0 Comments