Chelsea vs liverpool


 Kulanka kooxaha chelsea iyo Liverpool waa kulan xiisihiisa wata waana kulan holoc ah ,Liverpool ayaa iska ilaalinaysa inay dhibco kale sii lumiso halka Chelsea ay diyaar u tahay inay kor usoo kacdo.


Kooxda chelsea ayaa iska cayrisay koojkii waxaana hada sii haya mid kumeel gaar ah waxa uuna rabaa caawa in uu is muujiyo oo waliba wacdareeyo.


W/q alpha

Post a Comment

0 Comments