Wacdarihii xalay alla maxay ciyaar ahayd

 


Kooxda Liverpool ayaa xalay kudubatay garoonkeeda kooxda Manchester United waxa ayna dhabarka u saartay guuldaro aad u wayn, taaso ku garaacday 7 gool iyo waxba. Kooxahaan oo ah kuwo aad u xifaaltama ayaa dadka badankoodu aysan ciyaartaan qaabkii ay u dhacday iyo qaab u dhaw toona u saadaalin.


Majirto cid is tiri kooxo waa wayn oo xifaaltama ayaa intaas midoo lagaarsiin doona hase yeeshe xalay bayba dhacday,oo aad indhihiina ku arkayseen.waxay ahayd ciyaar xiisa badan oo koox waliba ay dhankeeda aad isu soo diyaarisay, hase ahaatee kooxda Manchester United ayaa beerka laga garaacay,.

Kasoo dhiibta fikirkiina maxaa xalay ka khaldamay kooxda Manchester United

W/q moha alpha

Post a Comment

0 Comments