Kooxda chelsea ayaa galabta dhulka lagu jiiday kadib markii kooxda Tottenham ay beerka kaga tumatay, Chelsea ayaa ahayd mid aad u liidata xilli ciyaareedkaan waxayna u muuqata koox aan xitaa u qalmin zero B waxay isku darsatay kubad xumo iyo is fahan la.aan baahsan.
kooxdaan ayaa suuqa galisay lacagta ugu badan iyadoo lasoo wareegtay laacibiin aad u fara badan. Hase ahaate ilaa hada waxaa is fahmi waayay ciyaartooydii custard iyo kuwii horay u joogay waxaadna mooda kooxdu xitaa in aysan wax almiita ah samayn markaad aragto qaabka liita ee ay u dheelayaan.
Tolow malaga yaaba in koojka kooxda la cayrsho bal ra,yigaaga nala wadaag
W/Q MOHA ALPHA
0 Comments