FINAL..Manchester United vs Newcastle




 KULANKA MAANTA!!


TARTANKA CARABAO/EFL CUP - FINAL:


Manchester United vs. Newcastle United

Garoonka: Wembley stadium 

Wakhtiga: 7:30-Pm, xiliga geeska Afrika 

Taariikhda: 26-Febraury-23

Garsoore: David Coote.


☆ Markii ugu dambeesay ee Manchester iyo Newcastle ku kulmaan final tartamada maxaliga waxey aheyd 1999 FA cup,  Manchester United ayaa 2-0 kaga adkaatay Magpies-ka, goolal ee Manchester ka heshay Teddy Sheringham iyo Paul Scholes. Waane markii ugu dambeesay ee final timaado Newcastle United.


☆ Erik ten Hag ayaa doonaayo inuu koobkiisii ugu horeysay kula guuleysto Manchester United oo tan iyo 2017 aan koob lagu soo xareyn qaanadeyda koobabka.


☆ 57-dii kulan ugu dambeesay, Manchester United ayaa adkaatay 34-kulan, 16-kulan bareejo galeen halka Magpies-ka 7-kulan adkaatay. Markii ugu dambeesay ee Newcastle kaga soo adkaatay meel garoonkeeda ka baxsan Manchester waxey aheyd 2013.


W/q moha dayib


☆ 29-kii kulan ugu dambeesay ee Manchester ku ciyaartay gurigeeda waxey adkaatay 19-kulan, 9-bareejo iyo 1-guul-darro, aydoo 65-gool ka dhalisay. Sidoo kale Newcastle wax guul ah kama gaarin 5-tii kulan ugu dambeesay ee Manchester la' ciyaartay, 3-guul-darro iyo 2-bareejo.



Post a Comment

0 Comments